Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

Itoobiya Oo Ruushka La Gashay Heshiis Dhinaca Nukliyeerka ah.



Wed 17 April 2019.

Dawladda Itoobiya ayaa Shirkadda Tamarta Nukliyeerka Ruushka ee Rosatom la gashay heshiis ay tamarta Nukliyeerka ugu adeegsanayso hab nabadgelyo ku dhisan.

Warbaahinta Itoobiya ayaa werisayin heshiiskan lagu kala saxeexday Salaasadii Magaalo xeebeeda Sochi ee dalka Ruushka, waxaana labada dhinac qalinka ugu kala duugay Wasiirka Tiknoolajiyadda Itoobiya Dr-Ing. Getahun Mekuria iyo Agaasimaha Guud ee shirkadda Rosatom Mr.Alexy Liknachev.

Sida uu dhigayo heshiiskani waxa Itoobiya ay farsamooyinka Nukliyeerka u adeegsan doonto adeegyada Caafimaadka, Beeraha iyo Wershadeynta.



24 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines