Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

Qarax Gaari Oo Goor-dhowayd ka Dhacay Magaalada Muqdisho



Wed 16 January 2019.

Qarax xoog leh oo laga maqlay inta badan degmooyinka magaalada Muqdisho ayaa ka dhacay meel ku dhow isgoyska Banaadir ee degmada Hodon.

Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in qaraxan uu ahaa mid lala beegsaday gaari noociisu ahaa qooqan balse makala cadda in qaraxa uu ahaa mid gaariga lagu soo xirey iyo inuu ahaa mid kale.

Halka uu qaraxa ka dhacay oo ah goob mashquul badan ayaan illaa iyo hadda la ogeyn khasaaraha ka dhashay qaraxan.

Dhowaan ayaa sidoo kale qarax waxa uu ka dhacay meel aan ka fogeyn halka uu qaraxan ka dhacay.



61 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines