Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

Raysal Wasaare Abiy Ahmed Oo Golaha Amaanka ku Amaanay Talaabada ay Cunaqabataynta Uga Qaadeen Eritrea.



Wed 14 November 2018.

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa soo saaray war saxaafadeed oo ugu mahadcelinayo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey, sida ay uga jawaabeen baaqa uu dalkiisa u jeediyay dhawr bilool ka har qaramada midoobay ee ku aadanaa in cunaqabataynta laga qaado dalka Eritrea.

" Waan ka mahad celinaynaa waana soo dhawaynaynaa talaabadangolha amaanku cunaqabtaynta kaga qaaday Eritrea, waa talaabo dalalka geeska Afrika u horseedaysa nabad, xasilooni iyo horumar dhaqaale" ayaa lagu yidhi  warsaxaafadeed uu Raysal wasaare Abiy Ahmed uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka..

Tallaabadan ay Golha amaanka ku qaadeen cunaqabataynta  Eritrea ayaa imaaneysa xilli labada dal ay heshiis nabadeed ka gaadheen colaadii ugu qadhaadhayd oo dhexmarta laba dal oo ku wada yaal qaarada Africa.

War-murtyeedkan oo ku qornaa afafka Xabashiga iyo Inglishka ayaa u dhignaa sidan:-



38 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines