Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

Daawo Munaasibadii Ugu Weynayd Abid Ee Xuska 18 may Oo Maanta Laga Xusay Boorama



Mon 18 May 2015.

Boorama:(Awdalmedia.com)-Magaalada Boorame ee Xarumta Gobolka Awdal ayaa, maanta lagu qabtey Munaasibad Balaadhan oo lagu xusayo Maalinta Qaranimada Somaliland ee 18ka May taas oo ay wadajir uga soo wada qeyb galeen Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan-Saylici iyo Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani Cabdiraxmaan-Ciro oo labaduba la wadaageen Reer Boorame Xuskan, waxa kale oo Munaasibadan goob joog ka ahaa Wasiiro uu kamid yahay Wasiirka Xanaanada Xoolaha Cumar Sheekh Muxumed Faarax,iyo Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Caafimaadka Xasan Daahir Dhimbiil.



Office Boorama-(Awdalmedia.com)


372 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines