Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

Hey’adda Culimada Somaliya Oo Bayaan kasoo Saartay Khilaafka Siyaasadeed Ee ka Aloosan Baarlamaanka.(Akhriso)



Sat 17 March 2018.

Hey’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa bayaan ka soo saartay khilaafka siyaasadeed ee ka dhex aloosan Baarlamaanka kaas oo la sheegay inuu sii hurinayo Raysal wasaare Khayre, iyadoo ku baaqday inay diyaar u yihiin inay dhex dhexaadiyaan dhinacyada khilaafka u dhaxeeya.

Bayaanka Culimada ayaa loogu baaqay Baarlamaanka inay ixtiraamaan nidaamkii iyo xeer hoosaadka u dhignaa, isla markaana khilaafkooda ku dhamaystaan si waafaqsan sharciga.

Halkan hoose ka akhriso



147 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines