Xubnaha Garsoorka Gobolka Hiiraan Oo Lakala Diray (Akhriso)

Wareegto kasoo baxday Madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa lagu kala diray xubnihii garsoorka maamulka Hirshabelle u qaabilsanaa gobolka Hiiraan.

Madaxweyne Waare Wareegtada uu soo saaray ayuu ku faray Wasiirka Cadaalada maamulka Hirshabelle in uu soo dhiso xubnaha garsoorka gobolka Hiiraan isaga oo maraya Habraaca sharciga waafaqsan.

Leave a Reply