Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka kana soo jeeda Gobollada Sanaag iyo Haylaan ee degaannada Puntland oo war ka soo saaray xaaladda Laascaanood ayaa ugu baaqey in dowladda Soomaaliya ay garab istaagto calanka buluugga ah.
Xildhibaannada oo gaaraya ilaa lix mudane ayaa soo dhoweeyey aaya-ka-tashiga deegaannada SSC, iyaga oo ugu baaqey dadka deegaannada Sanaag iyo Haylaan in ay garab istaagaan dadka kunool Gobolk Sool.
Halkan Ka Akhriso:

(Visited 12 times, 1 visits today)