Xaakim Laalay Dacwad Kufsi Oo loo Haystay Ciyaaryahanka Cristiano Ronaldo.

Xaakimka dagmada Las Vegas ee dalka Mareykanka ayaa meesha ka saaray dacwad kufsi oo ka dhan ah xiddiga kubadda cagta, Cristiano Ronaldo, kaddib markii lagu eedeeyay

Xaakimka ayaa qareenka dacwada ka gudbiyay xidiga ku eedeeyay inuu isticmaalay dukumentiyo sir ah oo la xaday.

Ciyaaryahanka reer Portugal ayaa hore beeniyay eedeymaha ah in Kathryn Mayorga ay ku weerartay Las Vegas 2009-kii.