War-Murtiyeed ka Kooban 8 Qodob Oo Laga soo Saaray Shirkii Dhuusamareeb.(Akhriso)

War-saxaafadeed ka kooban sideed qodob ayaa laga soo saaray shirka madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada uga socvda magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug.

Shirkan oo ay isugu yimaadeen Madaxweynaha, Ra’iisul Wasaaraha, Madaxweynaha Galmudug, Madaxweynaha, Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Madaxweynaha Jubbaland iyo Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa waxaa shir guddoomiyey Madaxweyne Farmaajo.

Shirka ayaa waxaa looga wada hadlay xaaladda siyaasadeed, amni iyo dhaqaale ee dalka Soomaaliya, waxaana si gaar ah diiradda loogu saaray arrimaha doorashooyinka dalka, waxaana ka soo baxay:
Halkan ka Akhriso: