War Deg-deg ah Rasaas ka Dhex Bilaabatay Xabsiga Dhexe Ee Muqdisho.

Goordhow ayaa waxaa Xabsiga Dhexe ee Magaalada muqdisho oo ku yaalla degmada Xamar Jajab ee gobolkan Banaadir waxaa laga dhex maqlay rasaas ka dhaceysa Gudaha Xabsiga.

Weli lama oga cidda ku dagaalameysa Gudaha Xabsiga,hayeeshee warar aan la xaqiijin ayaa waxaa ay sheegayaan in Nin kamid ah Maxaabiista xabsiga uu uu gacanta ku dhigay Qoray,isla markaana uu rasaas bilaabay.

Waxaa jira khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah oo ka dhashay rasaasta uu furay qofka maxbuuska ahaa, iyada oo Ciidamada Asluubta iyo kuwo Boolis ah ay wadaan sidii Ninkaasi lagu qaban lahaa.

Waxii Warar ah ee kasoo kordha kala soco Awdalmidea.