Tuuniisiya Oo Madaxayne Cusub Dooratay

Macalin dhigi jiray sharciga oo hawlgab noqday oo magaciisu yahay  Kais Saied ayaa ku guuleystay doorashadii madaxtinimada ee Tuniisiya kadib markii uu ku guulaytay codad dhan 73% codadkii la dhiibtay ee doorashada, sida ay sheegayaan natiijooyinka horudhaca ah ee guddiga doorashadu ay shaaciyeen.

Ninka la tartamayay ee Nabil Karoui, ayaa helay codad dhan 27%.