Ra’iisulwasaare Kuxigeenka JFS ayaa maanta qaatay Shahaadada Xildhibaanimo ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Waxa ayna Guddoomiyaha Guddiga ka wada hadleen dardargelinta Doorashada iyo ka dhabeynta Jadwalka Doorashada ee Guddiga FEIT. Waxa uuna bogaadiyey shaqada baaxadda leh uu guddigu qabtay intii ay shaqadu socotay dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay.
Guud ahaan 163 xildhibaan ayaa qaadatay shahaadda xildhibaanimo ee labada gole BJFS sida ay sheegeen guddiga doorshooyinka.
Waxaa maalintii afraad qaatay Shahaadada Xildhibaanimo ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya 31 Xildhibaan oo ka mid ah Mudanayaasha Labada Gole BJFS. Hoos ka akhriso magacyadooda:
Abdirashid Mohamed Hidig GSH#072
Said Mohamed Ali GSH#093
Iftiin Hassan Iman (Baasto) AS#04
Sadak Omar Mohamed (Saadaq-Joon) GSH#248
Osman Ali Yusuf GSH#198
Abdullahi Sheikh Ismail AS#02
Muse Sudi Yalahow AS17
Abdihakim Moalim Ahmed AS#13
Qali Ali Shire GSH#060
Sadiq Abdullahi Abdi GSH#092
Maryan Farah Kahiye AS#08
Ahmed Mohamed Said AS#41
Mahdi Mohamed Gulaid
Mohamed Adam Dini GSH#036
Mohamed Ali Yusuf (Gaagaab) AS#50
Said Ali Muse GSH#027
Ismail Shire Jama GSH#142
Abdiqani Mohamud Mohamed GSH#075
Abdikani Gelle Mohamed AS#44
Abdullahi Farah Mire GSH#2
Abdullahi Mohamed Jama GSH#191
Abdullahi Ali Hersi (Timacadde) AS#53
Farhiya Yusuf Omar GSH#121
Mohamed Abdirahman Ahmed Ali GSH#128
Ali Haji Dahir Saleban Adam GSH#220
Khadra Ahmed Mohamed GSH#174
Sadam Mohamud Abdi (Jabeer) GSH#158
GSH#158
Abdirisak Hassan Ahmed (Dhookir) GSH#221
Ali Mahdi Mohamed GSH#169
Ainanshe Yusuf Hussein GSH#222
Mohamed Abdulkadir Mohamed GSH#190