Tacsi ku Socota Qoyska AHUN Marxuum Mahamoud Mohamed Warsama Oo ku Geeriyooday Jabuuti.

Suldaan Abshir Maxamed Ducaaale
Dr. Mahamed Omer
Aabe Cismaan Dhidar
Prof Bashiir Rooble Cabdilaahi
Prof Barkhad Faarah Cismaan
Maxamed Nuur Muuse (Bili Bili)
Yaasiin Yuusuf Hodoon
Prof Aadan Diiriye Dixood
Siciid Xasan Muxumed (Sokoroliin)

Dhamaan dadkaasi waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska iyo qaraabada uu ka baxay marxuum Mahamoud Mohamed Warsama oo maanta lagu aasay magaalada Jabuuti.

Sidoo kale waxay Alle Uga Baryeen marxuumka inuu ilaahay naxariistii Jano ka Waraabiyo, eheladii iyo qoyskii Asxaabtii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo Aamiin.