Somaliya Oo Shaacisay Kiisas Cusub Oo Coronavirus Iyo Tirada ka Bogsatay.

Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya.

Warbixinta kasoo baxday Wasaaradda Caafimaadka ayaa siddaan u qorneyd:

11 June 2020: Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya.

Laga Helay: 61
Somaliland: 25
Benadir: 13
Galmudug: 8
Puntland: 5
Koonfur Galbeed: 8
Jubbaland: 2

Lab: 34
Dhedig: 27
Bogsasho: 26
Dhimasho: 0
——————————–
Tirada Guud Laga Helay: 2,513
Bogsashada Guud: 532
Dhimashada Guud: 85