Somaliland Oo Musalaftay Dib-na U Fasaxday Qaadkii Xayrnaa.

Somaliland ayaa ku dhawaaqday in ay fasaxday Qaadka ka dib maalmo uu xayirnaa.

Qaadka ayaa la fasaxay, iyadoo berri uu iman doono guud ahaan deegaannada Somaliland.

War kasoo baxay xafiiska Madaxweyne ku xigeenka ayaa Lagu sheegay in qaadka ka yimaada dalka Itoobiya la fasaxay.

Go,aanka Somaliland ayaa yimid xilli Covid 19 kiisaska Somaliland ay sii kordhaayeen maalmihii lasoo dhaafay.

Halkan ka Akhriso: