Shuruudaha Musharaxiinta Gudoomiyaha Guddiga Khilaafaadka Dorashada Oo la Shaaciyay.

Guddiga Qabanqaabada doorashada Guddoonka ee Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada dadban ee heer federaal oo shaaciyay jadwalka doorashada Guddoomiyaha cusub.

Sidoo kale, Guddiga ayaa soo bandhigay shuruudaha laga rabo iney buuxiyaan musharaxiinta isku soo taagaya xilka Guddoomiyaha.

Halkan ka Akhriso: