Shuruudaha Laga Rabo Musharaxiinta U Tartamaya Xilka Madaxweynaha Oo la Shaaciyey.(Akhriso)

Guddiga labada aqal u saareen doorashada Maadaxweynaha Somalia ayaa soo saaray habraaca iyo shuruudaha looga baahan yahay muisharaxiinta u taagan doorashada madaxweynaha JFS ee afarta sano ee soo socota.

Sidoo kale sida ku cad Dastuurka KMG ah Murashax kasta waxaa waajib ku ah inuu soo buuxiyo Foom ay saxiixeen ugu yaraan labaatan (20) Xildhibaan oo Golaha Shacabka ah ama tirada guud ee Sanatarada laga soo doorto hal Dowlad Goboleed ee ka mid ah Dowladaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Halkan ka Akhriso:

(Visited 10 times, 1 visits today)