RW Rooble Oo ka Hor-yimid Guddigii Uu Farmaajo U Magacaabay kiiska Ikraan Tahliil.

Ra’iisul Wasaaraha XFS ayaa ka soo horjeestay guddigii uu xalay Madaxweyne Farmaajo u Magacaabay baaritaanka kiiska Ikraan tahliil

“RW Rooble waxaa uu ka digayaa isku day kasta oo lagu marin habaabinayo Kiiska Ikraan Tahliil. Sidoo kale Ra’iisul Wasaaruhu wax uu farayaa Taliyayaasha Ciidamada Qalabka Sida inay ka fogaadaan talaabo kasta oo wax u dhimi karta sumcadda ciidamada, dhaawicina karta kalsoonida shacabka Soomaaliyeed” ayaa lagu yiri qoraal goor dhow ka soo baxay xafiiska Rooble oo sidan hoose u qornaa: