R/W Rooble Oo soo Saaray War Culus Oo ku Socda Maamul-goboleedyada.(Akhriso)

Raysalwasaaraha Soomaaliya ayaa warqad u diray Madaxda dawlad gobaleedyada Dalka si ay u soo gudbiyaan 2 xubnood oo uga qeyb-noqonaya Guddiga Doodashooyinka Heer Federaalka, Heer Dawlad gobaleed iyo Xalinta Khilaafka.

Guddigan, waxaa dhismihiisa horey ugu heshiiyey madaxda DFS iyo kuwa maamul gobaleedyada, waxaana la sugayaa kahor 20-ka bishan oo ay maalmo kooban ka harsan yihiin.
Halkan ka Akhriso: