Qodobo Lagu soo Afjaray Khilaafkii Deni Iyo Ciidanka PSF Ee Boosaaso Oo la Shaaciyay.(Akhriso)

Odayaasha dhaqanka Puntland oo maalmihii la soo dhaafay ku howlanaa xalinta xiisadii ka dhalatay xilka ka qaadista Agaasimihii PSF ee ku dhaqaaqay madaxweynaha Puntland ayaa soo saaray qodobo lagu xalinayo arrintaas.

Odayaasha oo kulamo la yeeshay labada dhinac ayaa ugu dambeyn soo saaray qodobada hoos ku qoran