Qodobo Laga soo Saaray Shirkii Golaha Wadatashiga Oo Galabta Lasoo Gebagebeeyey.(Akhriso)

Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee maalmahan ka socday magaalada Muqdisho ayaa la soo gebagebeeyey, iyadoo laga soo saaray War murtiyeed ku saabsan qodobadii ka soo baxay oo u qornaa sidan hoose:-