Puntland Oo Shaqo Joojin ku Sameysay Masuuliyiin Musuqmasuq Lagu Eedeeyey.(Akhriso)

Hanti dhawrka Guud ee Puntland ayaa shaqo joojin ku sameeyey saraakiil ka tirsan Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Ee Dawladda Puntland, kadib markii natijada horudhaca ah ee baarista ay muujisay inay jirto lunsasho hanti dadweyne.

Halkan Hoose Ka Akhriso;