Isbarbar-dhigay Lagu Sameeyay Hitler iyo Madaxweyne Sisi-ga Masar.

Gudoomiyaha baarlamaanka Masar ayaa sheegay in si khaldan loo fasirtay khudbad uu ka jeediyay baarlamaanka dhawaan,…

Agaasimihii Madaxtooyada Hir-Shabelle Ee Dhawaan Isku-dhiibay Al-Shabab Oo kasoo Noqday.

Agaasimihii hore ee Madaxtooyada HirShabeelle Xasan Cumar Axmed loona yaqaano Xasan Mahdi, ayaa markii ugu horreysay…

Caaqil Reer Dila ah Oo Canbaareeyay Go’aanka Xukuumada ka Qaadatay Xiisada ka Taagan Gobolka Salal.

“Faysal Isaga Shalay M/Geele NABI ku sheegayay Maantana Caayaya”..Xil Abiib Cabdi Good.

Hogaamiyaha Khaatumo Cali Khaliif Oo Saaka Socdaal ku Tagay Magaalada Muqdisho.

Madaxwayne Biixi Oo Cafis Sharuud ku Xidhan Tahay U Fidiyay Kornayl Caare.

Madaxweynaha Somaliland ayaa cafiyay dhammaan ciidamada la socda Kornayl Siciid Cawil Caarre, oo muddo ka soo…

Somaliland Oo ka Noqotay ka Qayb-galka Caleemasaarka Axmed Madoobe.

Mudaharaad looga soo Horjeedo Ciidamada Jabuuti Oo ka Dhacay Deg. Jalalaqsi.(Sawiro)

Mudaharaad looga soo horjeedo iska-hor imaad saaka dhexmaray ciidamada Jabuuti ee Amisom iyo kuwa maamulka degmada…

“Cidii Tagta Kismaayo Waa Dambiile…” Xildhibaan Ka Tirsan Xisbiga Kulmiye.

Wasiirkii Amniga Jubbaland Oo la Hor-geeyay Maxkamadda Gobolka Banaadir.

Waxaa maanta Maxkamada gobolka Banaadir lasoo taagay Wasiirkii Amniga Maamulka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Nuur (Janan), oo…