Safiirada 11 Dal Oo ka Tirsan Midawga Yurub Oo Cabasho U Gudbiyey Dawlada Itoobiya.

Wasiirka cusub ee arimaha dibada Itoobiya Gedu Andargachew ayaa kulan wada hadal ah la qaatay safiirka…

Khilaaf ka Dhashay Ciidamo Laga Diwaan-galinayay Cadaado Oo la Joojiyay.

Saraakiisha ciidamada dowlada Soomaaliya ayaa maanta Cadaado ka bilaabay diiwangelinta ciidamada la qarameynayo ee ku sugan…

Dad Shacab ah Oo ku Dhintay Miinooyin ay Kenya ku Aastay Xuduuda ay la Wadaagto Somaliya.

Ugu yaraan 5 qof ayaa ku dhimatay 11 kalena way ku dhaawacmeen muddo 48 saac gudahooda…

Khilaaf ka Dhex-qarxay Xisbiyada ku Bahoobay Xisbiga Haya Talada Dalka Itoobiya.

Khilaaf ka dhex-qarxay xisbiyo ka tirsan midawga Xisbiga haya talada dalka Itoobiya ayaa soo ifbaxay kadib…

Trump Oo ka Cadhooday Qorshe Uu Faransiisku ku Doonayo in la Kordhiyo Canshurta Badeecadaha Maraykanka.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa amray in la baaro qorshe uu Faransiisku ku doonayo in uu…

Siyaasi Reer Awdal Oo Ku Baaqay In La Casilo Wsiirka Arimaha Gudaha Somaliland.

Ciidan Beeleedkii ku Dagaalamay Ceel-afwayn Oo la Kala Qaaday.

Wararka ka imanaya gobolka Sanaag ayaa sheegaya in maleeshiyaadkii ku dagaalamayay deegaan ka tirsan Ceel Afweyn…

Liibiya Oo Farance ka Dalbatay in Sharraad ka Bixiso Hub loo Gacan-galiyay Ciidamada Jen Hafter.

Dowladda Liibiya ayaa Faransiiska ka dalbatay inuu sharaxaad ka bixiyo hub uu u gacan galay mucaaradka,…

Saraakiil Badan Oo loo Xidh-xidhay Afganbi Dhicisoobay Oo ka Dhacay Sudan.

Golaha sare ee haya talada dalka Suudaan ayaa waxay sheegeen inay fashiliyeen isku day afgembi oo…

Yuusuf Dabaged Oo Aqbalay Inuu Wareejiyo Xilka Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan.

Khilaafkii ka taagnaa xilka qaadistii lagu sameeyey guddoomiyihii Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa ugu…