Musharaxii Ugu Cad-cadaa Doorashada Jubaland Oo ku Dhintay Weerarkii Kismaayo.

Wararkii ugu dambeeyay ee ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in ay sii kordhayaan khasaaraha dhimasho…

Gudoonka Labada Aqal Ee Somaliya Oo Caawa ka Heshiiyay Khilaafkii U Dhaxeeyay.

Waxaa caawa magaalada Muqdisho kulan gaar ah ku yeeshay Gudoonka Labada ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kulankan…

Hodan Naaleye, Saygeeda Iyo Wariye Caan ah Oo ku Dhintay Weerarkii Kismaayo.

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha dhimasho ee ka dhashay weerar ismiidaamin iyo mid toos…

Muuse Biixi Oo Maanta Casuumad Loogu Ducaynayo Wiilkiisa ku Qabtay Gurigiisa.

Madaxweyne Muuse Biixi ayaa casuumada ku soo martiqaaday odayaal iyo haldoor ka soo kala jeeda guud…

Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Galabta Dib Ugu Laabtay Magaalada Dhuusamareeb.(Sawiro)

Ra’iisul Wasaaraha Dowlada Federalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dib ugu…

Somaliland Oo Gaadiid Dagaal kala Wareegtay Mid ka Mid ah Beelihii ku Dagaalamay Ceelafwayn.

Suldaan Beeniyay In Somaliya Fara-gain ku Hayso Coolaada Ceel-afwayn,Fariina U Diray Biixi.

Al Shabaab Oo Sheegatay Masuuliyada Weerarka ka Socda Hoteel ku Yaala Magaalada Kismaayo.

Ururka Al-Shabaab ayaa durba sheegtay Mas’uuliyadda weerar iyo qaraxyo lagu qaaday Hotel ku yaal Magaalada Kismaayo…

Weerar ku Bilowday Is-qarxin Oo Lagu Qaaday Hotel ku Yaala Kismaayo Iyo Raasta Oo Socota.

Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in weerar ku billowday is-qarxin…

Gantaalaha S-400 Ee Maraykanku ka Qeyliyey Oo Qaybtii Ugu Horaysay soo Gaadhay Turkiga.(Sawiro)

Wasaaradda Difaaca dalka Turkiga ayaa xaqiijisay in maanta uu Jimce ah dalkaas la soo gaarsiiyey qeybtii…