Trump Oo U Jawaabay Hadalkii Safiirka UK Ee Maraykanka Dhaleecayna U Jeediyey Theresa May

Xafiiska looga taliyo dalka Ingiriiska ayaa war murtiyeed laga soo saaray lagu sheegay in Ra’isulwasaaraha Britain…

Dawlada Somaliya Oo Beenisay Inay ka Noqotay Mawqifkeedii Dhacwada Badda, Iyo Kulanka Farmajo & Uhure

Madaxtooyada Somalia ayaa si cad u beenisay warar saacadihii la soo dhaafay lagu faafiyey baraha bulshada…

Shiinaha Oo Si Adag Uga Hor-yimid Qorshe Uu Maraykanku Hub Uga Iibinayo Taiwan.

Dawlada Shiinaha ayaa uga digtay Maraykanka inuu agab milatari ka iibiyo dalka Taiwan, kadib markii ay…

Ardayda Kuliyada Civil Engineer Ee Jaamacada EELO Borama Oo soo Bandhigay Mashaariic Cusub Oo Qayb ka ah Qalin-jabintooda.

Dowladda Afghanistan iyo Ururka Taliban Oo Heshiis Nabadeed ku kala Saxiixday Qatar.

Dowladda Afghanistan iyo ururka hubaysan ee Taliban ayaa ku heshiiyay geedi socod nabadeed, iyadoo qodobbada heshiiska…

Ururka Suxufiyiinta Somaliya Ee FESOJ Oo Somaliland Ugu Baaqey Inay Shuruud La’aan Kusii Dayso Wariye Coldoon.

Ururka Isutagga Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee FESOJ, ayaa cambaareeyay xukunka lagu riday wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon, iyagoo…

“Wasiir Kaahin Wuu ku Fashilmay Daminta Colaada Ceel-afwayn Ee Xilka Halaga Qaado”Xil. Nac-nacle.

Dawlada Somaliya Oo Diwaan-galisay Maleeshiyaad Beeleed ku Sugan Magalada Xundur Ee G/Bakool.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federalka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo ay weheliyaan Madaxweynaha Koofurgalbeed iyo Wasiirka Gaashaandhigga iyo…

Xukuumada Biixi Oo Shaacisay In Warshada Sibinka Berbera Lagu Wareejiyay Ganacsade Ina Aw-siciid.

Imaaraadka Carabta Oo Qayb ka Mid ah Ciidammadiisa Kala Baxay Dalka Yemen.

Dowladda Imaaraadka carabta ayaa sheegtay inay dhimi doonto ciidankeeda ku sugan dalka Yemen oo qeybta ka…