Duqa Garowe Oo ka Hor- yimid Xuska Uu ka Qayb-galay Madaxweyne Deni Ee Yogo Day.

Magaalada Garoowe ee Xarunta gobolka Nugaal ayaa markii ugu horaysay…

Mudaharaadadii Suudaan Oo Maanta Dib Uga Bilowday Magaalada Khartuum.

Ciidamada booliska ayaa u adeegsaday suntan dadka ka ilmeysiisa kumannaan…

Xaaf Oo Sanad kadib soo Gaadhay Muqdisho Lana kulmay Madaxweyne Farmaajo.(Sawiro)

Madaxweynaha maamulka Galmudug Mudane Axmed Ducaalle Geelle ” Xaaf” ayaa…

Puntland Oo Canshuur Xad-dhaaf ah kusoo Rogtay Badeecadaha Uga Yimaada Somaliland.

Wasaaradda Maaliyadda ee maamulka Puntland ayaa canshuur xad dhaaf ah…

Xuska Maalinta Caalamiga Ee Yoogada Oo Maanta Laga Xusay Magalada Garowe.(Sawiro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka qeyb galay…

Ardayda Kuliyada Telecomunition Eng Ee Jaamacada Eelo Borama Oo Difaacday Buugooda Qalin jabinta

Marxuum Maxamed Qanyare Oo Aas Qaran Goordhaw Loogu Sameeyay Muqdisho.(Sawiro)

Allaha u naxariistee waxaa goordhaw qabuuro kuyaala Degmada Dayniile ee…

Xisbiga UCID Oo Madaxwayne Biixi Ugu Baaqay In la Kala Diro Goloyaasha Deegaanka Dalka.

Milatariga Suudaan Oo Awood ku Hor Istaagay Mucaarid Dibad-bax ku Baaqayay In Maanta Laga Qabto Khartuum.

Milatariga Suudaan ayaa maanta hor istaagay shir jaraaid oo mucaaridka…

Maxkamada Racfaanka Garowe Oo Xukun Dil ah ku Riday Raggii loo Heystay Dilka iyo Kufsiga Caasho Ilyaas.

Maxkamadda racfaanka gobolka Nugaal ayaa maanta xukun dil ah ku…