Mucaaradka Dowlad Deegaanka Somalida Oo Qaadacay Doorashada Itoobiya

Guddida doorashada Ethiopia ayaa sheegay in lagu gudajiro wajigii u dambeeyay ee qabanqabada doorshada bishan 30-keeda dhacaysa goobo dalka ah.

Maamulada Soomaalida, Hererida iyo meelo aan laga codayn 21-kii June ayaaa ka mid ah goobahaas.

Ilaa 22 xisbi ayaa u tartamaya 47 kursi oo baarlamanka heer fedaraal ah iyo tiro kuraasta deeganada ah.

Balse xisbiyada mucaaradka ah ee Dawlad Deegaanka Soomaalida ayaa qaadacay ka qaybgalka doorashadaas, iyaga sheegay in ay weli tabanayaan tuhunno ay hore u qabaan oo aan si habboon loo xallin.

Gudoomiye ku xigeenka xisbiga caddaaladda iyo sinaanta Dowlad Deegaank Ibraahim Maxamed Hussein ayaa sababta ku sheegay in kaararkii codbixinta la boobay ayna gacanta u galeen Xisbiga meesha ka talinayay ee BB taas oo ay dacwad ka gudbiyeen.

Ibraahim oo Wareysi siiyay BBC-da waxaa uu sheegay in guddiga doorashooyinka jawaabtii ay ka sugayeen es aheyd inay waxba kama jiraan ka rhigaan kaararkii la bixiyay aysan sameyn oo tiro kaliya sameeyeen, hayeeshee inta kale sideeda ku daayeen, sidaasina ay doorashada ku qaadacayaan.

30-ka Bishaan ayaa waxaa la filayaa in inta badan Gobolada