Midowga Musharaxiinta soo Dhaweeyay Go’aankii RW Rooble Uu ka Qaatay Lacagtii Imaaraadka.

Midowga Musharaxiinta ayaa ku boggaadiyay Ra’iisul Wasaare Rooble dadaalka uu dib ugu soo celinayo xiriirkii istiraatiijiga ahaa ee sanadihii u dambeeyay la xumeeyay ee Soomaaliya kala dhaxeeyay Imaaraadka Carabta.

Musharaxiinta ayaa sidoo kale boggaadiyay Ra’iisul Wasaare Rooble dadaalka uu dib ugu soo celinayo xiriirkii istiraatiijiga ahaa ee sanadihii u dambeeyay la xumeeyay ee Soomaaliya kala dhaxeeyay Imaaraadka Carabta.