Mayarka Lughaya Oo Hanbalyada Ciida U Diray Umada Muslimiinta Iyo Kuwa Degmadasi.

Maayarka Degmada Lughaya mud. Cabdilaahi Cali Awnuur Dixood ayaa munaasibada ciiul fidriga awgeed hanbalyo u diray dhamaan umada muslimiinta iyo shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa degmada Lughaya, waxuuna u rajeeyay inay ku ciidaan bash-bash iyo barwaaqo kuna gaaraan ciidan ciideed camal san iyo cibaado suuban.

Leave a Reply