Madaxweynaha Somaliland Oo Magacaabay Mas’uuliyiin Cusub.

Madaxweynaha Somaliland ayaa magacaabay 12 Agaasime oo hoggaamin doona hay’addaha kala duwan ee maamulka.

1-Md Cabdilaahi Jiidhe Agaasimaha wasaarada Hawlaha Guud

2-Axmed Xassan Aw Aadan Agaasimaha Wasaarada Cadaalada

3-Maxamed Caynab Agaasimaha Wasaarada Gaashaandhiga –

4-Cabdiraxmaan Musaabaqo Gudoomiye ku xigeenka Baanka

5-Macalin Maxamed Soomali Agaasimaha wasaarada Maalgashiga –

6-Cabdirashiid Caydiid Yaasiin Agaasimaha Wasaarada Ciyaaraha –

7-Cabdi Faarax Belel Agaasimaha Wasaarada Biyaha –

8-Axmed-Yaasiin Muxumed Xasan Agaasimaha

9-Ibraahim Cali Ismaciil Agaasimaha Wasaarada Arimaha Gudaha Qaybta Amniga – Basanbuur –

10-Agaasimaha Wasaaradda Ganacsiga , Xamse Xaamud Guleed

11-Cabdi Qani Galeydh Agaasimaha Wasaarada Beeraha

12-Sharmaarke ismaaciil Idiris Maareye Ku Xigeenka Madaarada Somaliland