Madaxwayne Lafta Gareen Oo Magacaabay Guddiga Garsoorka Koonfur Galbeed.(Akhriso)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta magacaabey gudiga adeega garsoorka Koonfur Galbeed.

Sidoo kale Laftagareen oo wareegto soo saaray ayaa magacaabay gudoomiye ku-xigeenka Amniga gobalka Bay.

HALKAN HOOSE KA AKHRISO:

(Visited 1 times, 1 visits today)