Madaxwayne kuxigeenka Oo la Tukaday Shacabka Hargaysa.(Sawiro)

Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna ku simaha madaxweynaha Qaranka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo salaadda Ciidal Adxada la tukaday kumanaan ka mida shacbiga ku dhaqan Caasimada Somaliland ee Hargeysa

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi iyo xubno ka tirsan maamulkiisa ayaa ku sugan dalka Sacuudiga iyagoo ka mid ah xujayda sanadkan ka qeyb galaysa gudashada waajibaadka Xajka

Sidoo kale dadweynaha magaalada Hargeysa iyoi magaalooyinka kale ee Somaliland ayaa saaka si weyn looga dabaaldegayaa munaasabada ciidul adxaa.