Maamul Goboleedyada Oo Joojiyey Wada-shaqeyntii Wasaarad ka Mid ah Federaalka.(Akhriso)

Qoraal ay wadajir u soo saareen Wasiirada Wasaarada isgaarsiinta iyo tiknolojiyada dowlad goboleedyada ayay ku sheegeen iney joojiyeen wada shaqeyntii ay la lahaayeen Wasaarada isgaarsiinta iyo tiknolojiyada DF.

Wasiirada ayaa go’aankan sabab uga dhigay arrimo dhowr ah oo ay ka mid tahay wada shaqeyn la’aan ay kala kulmeen Wasiirka Wasaarada, iyadoo qoraalka ay soo saareen oo dhameystiran uu u qornaa sidatan:-

(Visited 7 times, 1 visits today)