Kiisaska Coronavirus Ee Somaliya Oo Gaaray 528 iyo Koonfur Galbeed Oo Laga Helay 4 Kiis.

asaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay Xaaladihii ugu dambeeyay ee Cudurka Covid 19.

Wasaaraddu waxaa ay shaacisay 48 xaaladood cusub ee Covid-19,taasi oo tirada guud ka dhigaysaa 528 oo kiis dadka uu soo ritay xanuunka Corona Virus.

Warbixinta maanta ee Wasaarada Caafimaadka ayaa siddaan u qorneyd:

Waxaa cudurka COVID-19 laga helay 48 qof.

Koofur Galbeed: 4

Jubbaland: 3

Benadir: 41

Tirada Guud: 528
Dhimashada Guud: 28
Bogsashada Guud: 19