Khilaaf ka Dhashay Qoraal Midowga Musharaxiinta kasoo Saareen Dagaalka Guriceel.

Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Somalia ayaa War ka soo saaray mowqifkooda ku aadan dagaalka maalintii 3aad ka socda Guriceel ee dhexmaraya ciidamada DF iyo Galmudug oo dhinac ah iyo Maleeshiyo taabacsan Ahlu sunna.

Xubno ka tirsan Midowga Musharaxiinta ayaa qoraal arrintaas la xiriira ku faafiyey baraha bulshadda, iyadoo xubno kale oo ka tirsan musharaxiinta ay sheegeen in qoraalkan aysan waxba kala socon laguna been abuurtay.

HALKAN KA AKHRISO:-