K/Galbeed Oo Shaacisay Jadwalka Doorashada Qaar ka Mid ah Kuraasta Golaha Shacabka

Guddiga hirgelinta doorashada maamulka Koonfur galbeed ayaa shaaciyey jadwalka doorashada 5 kursi oo ka mid ah 11-kii kursi guddiga shaaciyey 1/1/2022.

Talaabadan ayaa ku soo aadeysa xili qodobo la xiriira hufnaanta doorashada laga soo saaray shirkii golaha wadatashiga ee dhowaan lagu soo gebagebeeyey magaalada Muqdisho.

Halkan ka Akhriso Jadwalka: