Jubbaland Oo Shaacisay Xiliga ay Qaadeyso Imtixaanka Shahaadiga ah.(Akhriso)

Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowlad goboleedka Jubbaland oo shaacisay wakhtiga la galaayo imtixaanka shahaadiga ah.

Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland ayaa dib u dhigis ku sameysay wakhtiga la qadaayo imtixanaadka shahaadiga ah ee dugsiyada sare iyo hoose.

Hoos ka Akhriso: