Jadwalka Xil Wareejinta Xubnaha Golaha Cusub Ee Wasiirada Oo la Shaaciyay.

Xubnaha cusub ee golaha Wasiirada xukuumada Somalia ayaa la filayaa in wixii ka bilowda maalinta beri oo talaado ay xilalka kala wareegaan Wasiiradii hore.

Wasiirada cusub ayaa shalay loo dhaariyey xilalka loo magacaabay ka dib markii Xildhibaanada Golaha shacabku ay siiyeen codka kalsoonida.

Allbanaadir Online ayaa heshay nuql ka mid ah jadwalka loo diyaariyey xil wareejinta wasiirada cusub ee xukuumada Somalia kaasoo u qornaa sidatan hoose:-

(Visited 1 times, 1 visits today)