Isimada Puntland Oo Go’aan Kama Denbays ah kasoo Saaray Dagaaladii Boosaaso.(Akhriso)

simada Puntland ayaa soo saaray caawa go’aano kama dambeys ah oo lagu xalinayo dagaaladii magaalada Boosaaso ku dhexmaray ciidamada maamulka Puntland iyo kuwa PSF ee uu hogaamiyo taliyihii diiday xilka qaadista.

Isimada Puntland waxay dawladda Puntland u soo jeediyeen in ay ka laabato heshiiska Shirkadda DP World oo gacanta ku haysa dekedda Boosaaso.

Sisoo kale Isimada Puntland ayaa go’aamiyey in Maxamuud Cismaan Cabdillaahi (Diyaano) uu sii ahaado Taliyaha ciidanka PSF, taasoo meesha ka saareysa xilka ka qaadista lagu sameeyey.

Halkan Ka Akhriso: