Wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar “Soomaaliya waxaa loo Cadaadinayaa Xiriirka ay Nala leeyihiin”

Wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar Mohammed bin Abdulrahman Al Thani ayaa sheegay in dalalka xayiraada ku saaray…

Daawo Xisbiga WADDANI Oo Si Adag Uga Hadlay Dhisme Laga Dhisayo Albaabka Hore Ee Xannaanada Magaalada Burco

Madaxweynaha Maraykanka Oo Booqasho ku Tegey Magaalada London.

Madaxweyne dalka Maraykanka Donald Trump ayaa booqasho afar maalmood ah uga bilaabatay magaalada London ee caasimada…

Somaliland iyo Puntland Oo la Kala Wareegay Maxaabiistii Lagu kala Qabsaday Tukaraq.(Sawiro)

Xukuumadda Somaliland ayaa maanta Madaarka Cigaal International Airport ee Hargeysa kusoo dhaweeyey saddex askari oo kamida…

Sacuudiga iyo Imaaraadka Oo Cambaareeyay Go’aankii Qatar ku Qaadacday war murtiyeedki shirarkii Makka.

Waddamada Sacuudiga iyo Imaaraadka ayaa cambaareeyay go’aanka ay dowladda Qadar ka qaadatay war-murtiyeedka shrarkii saddexda ahaa…

Sacuudiga iyo Imaaraadka Oo Cambaareeyay Go’aankii Qatar ku Qaadacday war murtiyeedki shirarkii Makka.

Waddamada Sacuudiga iyo Imaaraadka ayaa cambaareeyay go’aanka ay dowladda Qadar ka qaadatay war-murtiyeedka shrarkii saddexda ahaa…

Madaxweyne Farmaajo Oo warqadaha Aqoonsiga ka Guddoomay Danjiraha Cusub Ee Midowga Yurub.

Madaxweynaha Soomaaliya ,Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee Midowga Yurub…

Daawo Anfac Foundation Oo Dharkii Ciida U Qaybisay Boqolaal Caruurta Denyarta Iyo Agoonta Boorama.

Puntland Oo Boqolaal Maxbuus Cafis Ugu Fidisay Munaasabada Ciida Owgeyd.

Maamul goboleedka Puntland ayaa cafis u fidisay 120-Maxbuus oo galay dambiyo fud fudud, kuwaa oo ku…

Trump Oo Dafiray Aflagaaddo Uu U Geystay Gabadha ka Tirsan Boqortooyada Ingiriiska

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa dafiray inuu aflagaado u gaystay amiiradda Sussex ee ka tirsan boqortooyada…