Dibad-bax Rabshado Wata Oo Maalintii Labaad Hadeeyay Dalka Chine.

Cali Khaliif Oo Markale Xukuumada Biixi ku Eedeeyay Fulin La’aanta Heshiiskii Khaatumo.

Kenya Oo Markii Ugu Horeysay Shaacisay Tirada Askartii ay ku Waayeen Dagaalkii Ceelcade.

Taliye ku xigeenka Ciidanka Difaaca Kenya General Robert Kibochi, ayaa markii ugu horreysay shaacisay tirada Askartii…

Madaxweynaha Puntland Oo Markii Ugu Horeysay Booqasho ku Tegay Addis ababa.(Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan muhiim ah kula qaatay magaalada Adiss Ababa ee…

Daawo Gudida Xaafada Nafaqo Oo Raali-galin Iyo Bogaadin Iskugu Daray Mayarka Boorama.

Dibad-baxyo Lagala Hor-yimid Madaxwayne Waare Oo soo Gaadhay Baladwayne.

Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare oo ku sugnaa maalmahan dalka Kenya ayaa safar deg deg…

Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Oo Iftiimiyay Waxa laga Yeelayo Booskii Uu ka Baxay Xildhibaan Cali Aareeye.

Guddoomiyaha golaha Wakiilada Soamliland Mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa sheegay in aan Cidina buuxinayn xubinimadii uu…

Somaliland Oo Joojisay Shaacinta Ardayda Ugu Saraysa Imtixaanaadaka Shahaadiga.

Khayre Oo Booqday Ciidamo loo Tababaray ka Hortaga Argagixisada Ee ku jira Xerada Gen. Gordan (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka, Xasan Cali Khayre, ayaa Xerada Tababarka Gen. Gordan Ku booqday ciidamo ka…

Daawo Xisbiga Ucid Oo Si Adag Uga Hadlay Dhaliilaha Mayarka Borama, Muranka Doorashoyinka, Shirka Burco Iyo Qodobo kale.