Hey’ada Socdaalka Oo Shaacisay Nidaam Cusub Oo Lagu la Dagaalamayo Musuqa.

Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyaddaha ee dowlada Somalia ayaa soo saartay wargelin ku saabsan adeegga loo qabto Muwaadiniinta iyo dad Ajaaniibta.

Qoraal ay soo saartay Hey’adda ayaa soo bandhigtay goobaha lagala soo xiriiri karo ee cabashada loogu soo gudbinayo sida haddii dadka loo adeegayo ay la kulmaan waxyaabo ka baxsan hannaanka hufan ee shaqada sida Eex, Musuq-maasuq iyo ku takrifal awoodeed.
Halkan ka Akhriso: