Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Oo Iftiimiyay Waxa laga Yeelayo Booskii Uu ka Baxay Xildhibaan Cali Aareeye.

Guddoomiyaha golaha Wakiilada Soamliland Mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa sheegay in aan Cidina buuxinayn xubinimadii uu ka geeriyooday alle ha u naxriistee xildhibaan Cali Aareeye, oo todobaadkan ku dhintay waddanka Turkiga.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in ay dhammaadeen dhammaan xildhibaanadii kaydka ka ahaa ee xisbigii UDUB ee gobolka Awdal,Waxaana uu ka hadlay waxa laga yeelayo booska uu baneeyay xildhibaan cali Aareeye waxaana uu yidhi.

Leave a Reply