Guddiga Maamulka doorashada kuraasta Somaliland ayaa shaaciyey iney qaban doonaan doorashada 16 kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka.
“Waxaa aanu shaacinaynaa in Guddiga Maamulka doorashada kuraasta Somaliland ay u soo gudbiyeen GHDHF in ay qaban doonaan 16 kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka BFS sidaa darteed waxa aanu ku wargalinaynaa beelaha kuraastaa leh in ay 1/12/2021 ay yimaadaan xarunta Guddiga SEIT” ayuu yiri
Halkan Hoose Ka Akhriso:
