Guddiga Doorashada Somaliland Oo Shaaciyay Magacyada Odayaasha soo Xulaya Xildhibanada.

Qoraal ka soo baxay Guddiga doorashada Somaliland ayaa lagu shaaciyay magacyada oday dhaqameedyo iyo xubnaha bulshada rayidka ee soo xulaya Ergada dooraneysa illaa shan kursi oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka.

Halkan Hoose ka Akhriso: