Galmudug Oo Shaacisay Doorashada 21 Kursi Oo Golaha Shacabka Ah.(Akhriso)

Guddiga doorashada dowlad goboleedka Galmudug ayaa shaaciyey inuu qabananayo doorashada 21 kursi oo ka tirsan xildhibaanada golaha shacabka.

Kuraastan oo ah kuwii ugu badnaa ee mar kaliya lagu dhawaaqo in loo tartamayo ayaa ku soo beegmay xili ay maanta ku beegan tahay 15 bisha Janaayo oo ah xiliga uu bilaabanayo jadwalka cusub ee doorashada golaha shacabka, kaasoo qeyb ka ahaa go’aanadii dhowaan ka soo baxay shirkii golaha wadatashiga ee Muqdisho lagu soo xiray.

Halkan Ka Akhriso: