Farmaajo Oo Khudbad Dhinacyo Badan Taabaneysa Jeediyey Caawa.

Madaxweynaha xiligiisu dhamaaday ee Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa caawa khudbad u jeediyey shacabka Soomaaliyeed, iyadoo muuqaal laga sii duubay Madaxweynaha lagu baahiyey warbaahinta iyo baraha bulshada.

Farmaajo ayaa khudbadiisa diiradda ku saaray xaaladda dalka iyo arrimaha doorashooyinka, iyadoo khudbadani ku soo beegantay xili xasaasi ah oo dalka ay ka socdaan doorashooyin gaabis ah, dhinaca kale khilaaf xoogan uu u dhexeeyo isaga iyo raisul Wasaarihiisa.

HOOS KA DAAWO