Dr.Obseyeh Oo Maqaal Ingilish ah ka Qoray Dhacdo Xiiso Badan Oo ka Dhacday Hargaysa

Waa sheeko xiiso badan oo dhex martay lamaane is qaba oo ku dhaqan magaalada Hargaysa mudo haatan laga joogo 3 todobaad ka hor.

Sheekadan ayaa diirada saaraysa caruurta da’doodu u dhaxayso 10-16jirka ee loo dhoofiyo dalka dibadiisa iyada oo lagu qaadayo sifo deeqo waxbarasho ah oo dhamaystiran, waxana ay lamaanahan is waydaarsanayaan dareen walaac iyo masuuliyad daro iskugu jira oo ay qabaan mustaqbalka da’yarta dalka ee dibada loo dhoofinayo.