Dowlada Somaliya Oo 48 Saac U Qabatay Wakiilka Midowga Afrika Inuu kaga Baxo Dalka.

Dowladda Soomaaliya waxa ay u aqoonsatay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Danjire Francisco Madeira in uu yahay shakhsi aan dalka laga rabin isagoo ku lug yeeshay arrimo ka baxsan shaqadiisa Wakiilka Midowga Afrika, waxa ayna fareysaa in uu 48 saac gudahood dalka uga baxo.

Halkan ka Akhriso:

(Visited 9 times, 1 visits today)